VluchtelingenWerk Nederland
"Waqti xaadirkan, xirfadlayaal badan oo jira ayaan la helin sidaas awgeedna lagama faa'iideysto. Waxaan umaleyneynaa in ay saa'id muhiim ugu tahay qaxootiyada, hadii ay awood uleyihiin in sidaas sameeyaan, inay xakameeyaan oo ay u madax bannaanaadaan noloshooda. Iyo in ay heli karaan shaqo xitaa hagid ama tababare la'aan. Marka la joogo RefugeeWork, dadka qaxootiga laftirkooda ayaa soo bandhigi kara waxa ay yihin iyo waxa ay sameyn karaan. Waxayna heli karaan taageero haddiiay ubaahdaan."