Sidee ayey u shaqeysaa RefugeeWork?

RefugeeWork waxay isticmaashaa heer caadi ah si ay u sameyso iskuxir udhexeeya shaqo doonayaasha iyo shaqaaleysiiyayaasha sida ugu fudud ee suuragalka ah

Header background image
Wave mobileWave desktop
Account

Si degdeg ah u diyaari astaanta boggaada (shirkada)

Bogga RefugeeWork waxaad ka sameysan kartaa astaanta boggaada sida inaad tahay qaxooti shaqo doon ah, waxaadna kudari kartaa heerka luuqadaada iyo khibradaada foomamka caadiga ah. Dadka shaqaaleysiiyayaasha ah waxay sidoo kale si sahlan isaga diiwaangelin karaan oona u abuuri karaan fursado shaqo iyagoo isticmaalaya isla foomamkaas
Bell

Si fudud uhel shaqada ama shaqaalaha kugu habboon

Iyadoo kusaleysan astaanta boggaada ee shaqo doon ahaan, shaqooyinka yaala deegaankaaga ee aadka kugu habboon ayaa marka hore lagu tusi doonaa. Dadka shaqaaleysiiyayaasha ah waxay baari karaan astaanta boggaga dadka ee kore waxayna codsi u diri karaan dadka shaqo doonka ah
Phone

Toos ula xariir oo soo qabo qofka udhigma

Toos ku wada xariira RefugeeWork, halkaas oo ay kajirto meel looga wada hadlo waxkasto oo kusaabsan bogga astaantaada iyo shaqo bixinta. Haddii la isu dhigmo, shaqaaleysiiyuhu wuxuu kula macaamili doonaa faahfaahinada la taaban karo bogga dibadiisa

Ujeedka RefugeeWork ayaa ah inay kuusoo hesho wax udhigma shaqada kugu habboon. Tani waxa ay noqon kartaa shaqo bilow ah si aad u barato waxa ka shaqeynta Nederlaan ay tahay, ama shaqadaada riyada ah ee sida saxda ah ugu habboon danahaaga

Foto
  • Xulasho badan ee fursadaha shaqada oo qeybo badan ah

    Loodgieter
  • Shaqooyin bannaan oo leh taageero dheeraad ah, gaar ahaan dadka qaxootiga ah

    Chauffeur
  • Bogga madasha waxaa lagu heli karaa luuqadaada

    Helen04
  • Xariir toos ah oo udhexeeya shaqaaleysiiyayaasha iyo dadka shaqo doonka ah

    Fietsenmaker
{
  "__typename": "contentBlocks_shifts_BlockType"
}